Carruur danyar ah Oo Baydhabo Loogu qeybiyey dhar loogu talagalay in ay ku Ciidaan

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inka badan 60 carruur, ah oo iskugu jira dadka baahiyaha gaar ah qaba iyo caruurta waaladintooda danta yar ayaa Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed waxay u qeybisay dharkii ay ku ciidi lahaayeen kuwaasi oo Wasiirada wasaaradda ugu talagashay inay kaga farxiso maalinta ciida.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here