Tababar Ku Saabsan Maamulida Waxbarashada Dugsiyada Pundland Oo Ka Furmey Magaalada Garoowe

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababbarkaan loo furay Guddoomiyeyaasha Waxbarashada Gobollada iyo Degmooyinka kuwaasi oo ka faa’iidaysanaya dugsiyada maamul-daadijinta mashruuca (JPLG).

Dugsiyadaas oo dhawaan lagu wareejiyey Maayarrada degmooyinka gobollada sida Boosaaso, Qardho, Garowe iyo Galkacayo ayaa waxaa lagu ammaanay sida wacan ee ay u maamuleen isuguna taxallujiyeen sida uu mashruucan uu u noqon lahaa mid hirgala.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here