Tababar Aqoon Kororsi ah Oo loo soo Xirey Ciidanka ilaalada Wadooyinka Muqdisho.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Taliye ku Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif) ayaa salaan sharaf ka qaatay cutub Ciidan ah oo tababar cusbooneysiin iyo dhibow ah ugu jira Akademiyada Boliiska Janaraal Kaahiye.

Intaasi kadib Taliye ku Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliya iyo taliyaha booliska ATMIS ayaa tababar u soo xiray qaar ka mid ah ciidanka waddooyinka ee Tarafiko.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here