Haweenka Barakacayaasha Baydhabo Oo dalbadey in Shaqa Abuur loo sameeyo.

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)In kastoo Sanado badan dalka ay ka jireen Abaaro dad iyo duunyaba ay saameysey ayaa waxaa Magaalooyinka soo galay dad ka soo barakacay Deegaanadooda. Haweenka waxay ka mid yihiin kuwa marwalba u nugulaa dhibaatooyinka Abaaraha ka jira Deeganada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here