Maamulka Degmada Kismaayo Oo shaaciyay qaadista Canshuur Sanadeedka Guriyaha.

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan Jaraa’id uu ku qabtey Magaalada Kismaayo Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullhi Maxamed ayaa shaaciyay in 24-ka bishan ay bilaabayaan qaadista Canshuur sanadeedka Guryaha Magaalada Kismaayo,isagoo sheegey in la joogo waqtigii ay qaadi lahaayeen islamarkaana  shacabka ugu baaqey in ay u diyaar garoowaan sidii ay ku bixin lahaayeen Canshuur Sanadeedka si Bulshada loogu adeego daqliga ka soo xaroonaya.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here