Xaruumaha Talo bixinta Sharcigga Oo Ku soo badanaya Magaalada Dhuusamareeb.

0
161

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sharciga waxaa uu ka mid yahay adeegyada ugu muhiimsan ee bulshadu sida joogtada ah ugu baahan yihiin, Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa ku soo badanaya Xarumaha ay dadweynuhu ka heli karaan taalooyinka iyo adeegga sharciga, Xaruumahaasi waxaa ka mid ah Xaruunta tala Bixinta iyo Adeegyada Sharciga Xalane.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here