Tababar Ku Saabsan hab Beerashada Warta Oo loo qabtey Iskaashatada Beeraleyda Gobolka Baay.

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Dowlada KG oo ay taagero ka heleyso Hay’ada NRC ayaa waxay Magaalada Baydhabo ku gabteen Tababar socon doono 4 Malmood lagu baran doono hab Beerashada Warta ayaa loo gabtay Iskaashatada Beeraleeyda iyo Kooxo haween ah ku Nool Xeryaha Barakacaysha Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here