Tartanka Ciyaaraha Degmooyinka Galmudug Oo La soo Gabagabeeyey.

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Galmudug. oo Sanadkan Martigelisey Degmada cadaado islamarkan ay ka qeyb galeen Taban Degmo katirsan Gobolada Galgaduud iyo Mudug, waxaana Taratanka ku guuleysatey Degmada Caabudwaaq kulanka Fiinalka Oo ay ka qaadeen Degmada Dhuusmareeb Caasimada Galmudug

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here