Suuqa Qudaarta Deegaanka Ceeljaale Ee Degmada Marka Oo Xariga laga jarey

0
157

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Suuqan laga hirgeliyey Deegaanka Ceel jaale  Degmada Marka ee Gobolka Shabeelaha, ayaa noqonaya suuqii ugu horeeyey Burburkii kadib halkaas laga dhiso maadaama ay Bulshada Ganacsatada ah ay dhibaata badan ku qabeen meelihii ay ku ganacsan jireen.

Munaasabad kooban oo lagu qabtey Deegaanka Ceel jaale ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Deegaanka iyo Maamulka Degmada Marka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Deegaanka

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here