Shirka Kheyraadka Biyaha Soomaaliya Oo Lagu Dahfurey Muqdisho.

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkan Sedax bilood laha ahaa ee Guddiga Haggidda iyo isudubaridka hawlaha Biyaha, Fayadhowrka iyo Nadaafadda ee ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha soomaaliya ayaa manta ka furmay magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya.

Shirkan oo ay ka kaqeyb galeen gudi kasocda dhamaan wasaarada biyaha heer fedaraal iyo heer dowlad goboleed iyo xubno kasocda wasaaradaha caafimaadka dowlada fedaraalka iyo dowladaha xunaha ka iyo gobolka banaadir ayaa looga hadlayay waxyaabaha u qabsoomay sadaxdii bilood ee lasoo dhaafay gudiga hagida iyo isudubaridka hawlaha Biyaha, Fayadhowrka iyo Nadaafadda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here