Dhismaha wadada isku xirta Deegaanka Ceel macaan iyo Galgalato Oo La bilaabey

0
132

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wadadaan oo isku xirta Deegaanka Ceel macaan iyo galgalato oo ka jirta dhibaatooyin kala duwan oo ay ku qabaan Gaadiidleyda halkaasi isticmaasha maadama aysan wadadaas mudo aysan helin wax dayactir, waxaana Si isxilqaan ah ku bilaabey dhismaha wadadaas Gaadiidleyda iyo Maamulka Deegaanka Ceelmacaan.

Qaar ka mid ah Gaadiidleyda isticmaasha Wadadaas ayaa Codsadey in laga qeyb qaato dhismaha wadadaas oo ayagu kaligooda aysan awood buuxda u lahayn.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here