Qoysas Barakacayaal ku Nool Degmada Marko oo la gaarsiyey deeq kala duwan.

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ka Dib Baaqii Maamulka Degmada Marka Ee ahaa in Gurmada loo Sameeyo Qoysaska Danyarta ah ee Ku Sugan Kaamamaka Barakacayaasha Ee Degmada Marka ayaa Waxaa deeq Gaarsiiyey Hay’adda Juba.

Tiro Kun Qoys ah ayaa Ka Faa’iideysatey Deeqdaan oo looga talagaley in lagu Caawiyo Dadka Danta Yar, Waxaana Goob Joog ka ahaa Goobta Lagu Bixinaayey Deeqda Gudoomiyaha Samafalka Oo Wakiil ka ahaa Gudoomiyaha Degmada Marka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here