Mu’asasada Horumarinta waxbarashada Carruurta oo laga Dah-furay Baladxaawo

0
152

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad lagu daahfurayey mu’asasada horumarinta waxbrashada ee SANABIL oo ah mu’asaso Caruurta wax lagu bari doono kaasi oo lagu qabtey Magaalada Beledxaawo ,Waxaana ka qeyb galay maamulka mu’asasada SANABIL culumaa’udiin waalidiin iyo marti sharaf kale.

Abdcasiis Abdullahi Xuseen oo ka mid ah Maamulka mu’asasada SANABIL ayaa ka warbixiyey wax yaabaha lagu bari doono Carruurta mu’asasadan

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here