Mashruuca Adeegsiga Habka casriga Beerashada Oo Baydhabo Lagu Dahfuray

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulanka Daneeyaasha ee kordhinta wax soosaarka Qudaarta ee Mashruuca IRiS ayaa waxaa Ka soo Qeyb galay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka KG, Maamulka Degmada Baydhabo Iskaashatooyinka Wax soo saarka qudaarta shirkaddaha Abuurka qudaarta, iyo ganacsqtadda.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlayey sida Dadka Beeraleyda Degaanka ay uga faa’ideysan lahaayeen Mashrucaan iyadoo la adeegsanaayo habka casirga ah Beerashada iyo habka waraabka tubooyinka tifiq-tifiqda, Waxaana Mashruucaas fulinayey Dt. Global maalgalintiisa lahaa USAID iyo UKAID.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here