Dood ku saabsan ka Hortagga xaalufinta dhirta iyo Abaaraha oo lagu qabtay Kismaayo.

0
133

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda warfaafinta dalxiiska iyo Hanuuninta dadweynaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay dood dadweyne oo ku saabsan sidii bulshada loogu wacyigelin lahaa ka hartagga xaalufinta dhirta iyo Abaaraha.

Waxaa ka qeyb galey kulanka xubno ka mid ah wasarada warfaafinta jubland odoyaasha dhaqanka, haweenk dhalinyaro iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here