Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS ayaa qabatay shirkii 3 billaha ahaa u dhexeeya Wasaarada Cadaaladadda iyo Arrimaha Gorsoorka KG iyo Hey’addaha ka taageera arrimaha cadaalada
Kulankan ayaa daah-furay Wasiirka Wasaarada Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka kg Mudane, Xasan Cabdiqaadir Maxamed oo u wehlinaayo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Waxaa ka soo qeyb gallay Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobalka baay, Taliyaha ciidanaka Asluubta kg Hey’addaha, NGO yada bahda Cadaaladda ka shaqeeyo, ururadda Arrimaha bulshada.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng