Mashruuc lagu horumarinayo Caafimaadka Hooyada iyo dhallanka oo Muqdisho laga dahfuray

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Helidda Xaruumo lagula socda caafimaadka hooyada iyo Dhalaanka ayaa muhiim u ah Degmooyinka iyo Deegaanada Dalkeena  si loo badbaadiyo hooyada u dhimaneysa daryeel la’aanta xaga caafimaadka xilliyada umusha ama dhalmada ay wajaheyso.

Magaalooyinka waaweyn ee Dalkeena Soomaliya ayaa waxaa Barakaca ku ah malaayiin kuwasi oo aan helin Cafimaad joogta ah gaar ahaan hooyada uurka leh.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here