Puntland oo soo kordhisay adeeg cusub oo dhanka Canshuur qaadista ah.

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)canshuurta ay ka qaado bulshada ku nool Deegaanada Puntland Wasaaradda Maaliyadda ayaa ku soo kordhisay in lacagta canshuuraha bulshadu ay bixiyaan ay si toos ah ugu dhacayso Bangiga Maamulka Puntland.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Maxamed C/rahmaan Dhabancad ayaa faahfaahin ka bixiyay adeega ay soo ku soo kordhiyeen ee dhanka canshuuraha ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here