Ardey Dhameysay Barashada Qur’aanka Oo Munaasabad loogu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
170

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)21 Ardey ee ka Aflaxdey Markaz_Albayaan ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka kuwaasi oo Si wanaagsan u xifdiyey Qur,aanka iyo Culuumta kale ee la soo barey.

Xaflada lagu Abaal marinayay islamarkaana loogu duceynayey waxaa Goobjoog ahaa Waalidiin, Culumaa’udiin iyo qaar ka mid ah Maamulayaasha iskuulada ku yaala Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here