Dhismaha Cusub Saldhiga Booliska Marko Oo Xariga laga jaray.

0
158

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Saldhiga Booliska Magaalada Marko xarunta gobolka sh/hoose oo muddo sanado ah bur-bursanaa ayaa dib u dhis habeyn lagu sameeyay, munaasabad kooban oo xaraga looga jaraayay ayaa lagu dhax qabtay saldhiga, waxaana ka soo qeyb galay ururada bulshada ,saraakiil ciidan iyo maamulka degmada Marko.

Ugu horeyntii ayaa waxaa ka hadlay taliye ku xigeenka saldhiga iyo qaar kamid ah bulshada magaalada Marko iyagoo sheegay muhiimadda u leedahay in muddo kadib dib loo dhiso saldhiga booliska Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here