Olole Nadaafadeed Oo Laga Sameeyay Xaafadaha Degmada Balcad.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololahan Nadaafadeed oo iska kaashanayay Maamulka degmada Balcad iyo Ururada Haweenka iyo dhalinyarada ayaa laga sameeyay wadooyinka muhiimka ah iyo xaafadaha degmadaasi si sare loogu qaado bilicda degmada loogana fogaado cuduro iyo nadaafad darro ka dhalata qashinka lagu daadiyo wadooyinka iyo xaafadaha Degmada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here