Shir looga hadlayo Taabba gelinta Nidaamka Dowladnimada loo-dhanyahay Oo Dhuusamareeb Ka Furmey

0
134

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan oo socon doona laba maalin laguna soo bandhigi doono daraasad laga sameeyay deegaannada Galmudug, waxaa ka qeyb galaya Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka federaalka, siyaasiyiin, Odayaasha dhaqanka,haweenka iyo dhallinyaro

Cabdulqaadir Faarax Diiriye ayaa ka warbixiyay ujeedka shirka maanta ka furmay Magaalada Dhuusamareeb iyo waxa lagu soo gudbin doono

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here