Shirka Isgaarsiinta DF iyo Heer Dowlad goboleed oo lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho.

0
166

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda isgaarsiinta XFS ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Muqdisho, kaasi oo soo socday afartii maalin ee la soo dhaafay.

Uljeedada shirka ayuu ahaa in wasaaradaha isku shaqada ah heer Faderaal iyo heer dowlad goboleed ay yeeshaan wadashaqeyn wanaagsan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here