Shirka Shaqaalaha Caafimaadka Qaranka oo muqdisho lagu soo gabagabeyey

0
153

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS ayaa soo xiray shirweynaha Qaran ee shaqaalaha Caafimaadka.

Waxaana laga soo saaray qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin In la helo miisaaniyad iyo siyaasado haga baahinta shaqaalaha Caafimaadka dalka oo dhan, in sare loo qaado aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha Caafimaadka iyo in la helo manhaj midaysan oo wax lagu shaqaalaha Caafimaadka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here