Mashruuc Lagu Hormarinayo Beeralayda Oo Lagu dahfurey Magaalada Baydhabo

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Beeraha iyo Waraabka KG oo kaa shaneysa Hey’adda USIED iyo Mashruuca DT-Global ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ku qabteen Kulan ku saabsan sidii loo taageeri lahaa Beeralayda gaar ahaan in la isku xiro Beeraleyda soo saarta Dalagyada kala duwan iyo Ganacsatada ka shaqeysata Dalagyada si halkaasi ay Beeralayda u helaan Suuq wanaagsan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here