Degmada Waajid Oo laga Hirgaliyay Nalalka ku Shaqeeya Cad Ceedda.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Waajid ee gobolka bakool Uu Horkacayo Guddoomiyaha Degmada Ahna Duqa Magaalada Mudane Mohamed Moallim Yusuf Ayaa Waddo Dadaalo Lagu Hormarinayo Bilicda Magaalada Waajid .

Dadaladaas Oo Iska Kaashaday Maamulka Degmada Waajid Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Sidoo kale Waxaa Qayb Wayn ka Qatay Solar Systamkan Hay,ada SWDS Oo Ka Shaqaysa Hormarada Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here