Kulanka dib U Eegista Qorshaha Hannaanka dhab-u-heshiisiinta Qaranka oo lagu soo gebagabeeyay Dhuusamareeb.

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wadatashiga hannaankan Dhab u heshiisiinta oo labo maalmood ka socoday Magaalada Dhuusamareeb Caasimada Galmudug ayaa la soo gabagabeeyay, waxaana mudadii socday si aad ah looga hadlay dib usheshisinta iyo sida ugu wanagsan soomaaliya ay ku heshiin karto.

waxaa goob joog ka ahaa farsama yaqaano iyo la taliyaal ka socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Federaalka ,Xubna ka socday wasarada Arrimaha gudaha Galmudug iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here