Madasha Horumarinta Ganacsiga Gobolka Banaadir Oo la soo gabagabeeyey

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka Horumarinta madasha ganacsiga oo mudo labo Maalmood ah socodey ayaa lagu soo gab gabeeyey Magalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaliya, Waxaana Mudadii uu Socdey Shirka Lagu Soo Bandhigey Hormarinta Ganacasiga iyo dhiiragelinta ganacsiyada yar yar.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here