Ganacsatada Magaalada Jowhar ku iibisa Kalluunka Oo Ka waramey Ganacsigooda.

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka kunool magaalada Jowhar ayaa ka faa`iideysto kalluunka Wabiga Shabeele, taas oo ah fursad dad badani aysan heysan, maalmo ka hor magaalada Jowhar kiilada kalluunka ayaa lagu kala iibsan jiray qiimo lacageed u dhexeeya Shan Dollar ilaa Lix Doolar laakiin hadda qiimaha kalluunka uu sidiisii ku soo laabtay waxaana kiiladiisa uu dhexeeya Seddax Doolar ilaa Hal Doolar.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here