Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo gabagabeeyay Degmada Luuq.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tartan ciyaareed u dhaxeeyey 16 kooxood oo ka kal yimid xaafadaha degmada Luuq ayaa laga soo geba-gabeeyay degmadaasi, waxaana fiinaalaha koobkaani wada ciyaaray FC Golan iyo Naadiga Elman,Waxaana kulankaani soo xaadiray tageeriyaal u kala safanaa labada kooxood.

Warkung Waliba nig haayte Siid Ali Muuse Ateera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here