Dhalinyaro loo Tababarey daryeelka Bulshada Oo Xaflad loogu qabtey Baydhabo.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladda shaacinta bayaanka ee daryeel bulsho oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda SWDC ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo, barnaamijka ayaa wuxuu ahaa mid bulshada lagaga wacyi-galinaayay xad gudubka ka dhanka ah Jinsiga.

Ugu horeyntii waxaa xafladda ka hadlay qaar ka mid ah bulshadii ka qeyb gashay munaasabadda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here