kulan ku saabsan qorshaha dib-u-heshiisiinta Qaranka Oo Dhuusamareeb Lagu Qabtay

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulanka wadatashiga ah waxaa ka soo qeyb galay maamulka, bulshada rayidka qeybaheeda sida culimada, dhalinyarads, odeyaasha dhaqanka iyo Wasarada Arrimaha Gudaha Dowlad goboleedka Galmudug, waxaana ujeedadiisa aheyd qorshaha Hannaanka Dib u heshiisiinta qaran kaasi oo ka dhacay Magaaalda dhuusamareeb

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here