Xuska Maalinta Caalamiga ah deeq bixinta dhiiga Oo Maanta Ku Beegan

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalintan caalamiga ah ee deeq bixinta dhiiga waxaa la xusaa 14 ka bisha June sanad walbo. Markii ugu horeesay dhacdada maalintan lagu xusaayo waxaa la qabtay sanadii 2004 ayadoo ay soo agaasimeen afar hay’adood oo caalami ah kuwaas oo kala ah hay’ada caafimaadka aduunka, bisha cas, ururada caalamiga ah ee dhiig bixinta iyo hay’ada caalamiga ah ee dhiig shubista.

Balse maalin caalami ah sanadii 2005 waxaa u qoonsatay hay’ada caafimaadka aduunka in la qabto 14 ka June sanad walbo, ujeedka maalintan loo xuso waxay tahay in wacyi galin ahaan sare loo qaado sidii dhiig loo keydin lahaa looguna mahad celiyo dadka dhiiga bixiyaan kuwaas oo nolol bad baadiyaan xili walbo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here