Sara u kac ku yimid Sarifka Lacagta Dollarka Suuqyada Magaalada Baydhabo

0
126

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mudo ka badan konton sano Soomaaliya ayaan wax Lacag ah soo daabicin, taasi oo Sababtey in Lacagta Kunka Shillinka ah uu sii dabar go,o, dadkuna badi u bateen isticmaalka Dollarka iyo Lacagaha Hawada la iskugu mariyo Sida EVC-Plus iyo E-Dahab IWM.

Sarifliyaasha oo Fursad Ganacsi oo Nolosha reerahooda ku maareeya ka dhax Abuurtey ayaa ah dadka dhibanaha u ah Lacagta Shillinka oo isticmaalkeeda sii yaaranaya waqtigaan la joogana ay dareemayaan Sicir barar xaga Dollarka iyo in Sanadkaan Xoolaha Dhoofka oo la yareeyey awgeed ay ku dhacdey Suuq Xumo

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here