Qeyb Cusub Oo lagu kordhinayo Isbitaalka Docoley Ee Degmada Cadaado

0
144

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Cadaado iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Deegaanka Docoley waxeyna kulamo looga hadlayay Hormarinta deegaanka la qaatay Maamulka iyo waxgaradka deegaanka.

Maamulka iyo waxgaradka la kulmay Gudoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa kulanka ku soo bandhigay baahiyaha ka jira deegaanka, waxaana ay ka codsadeen maamulka degmada Cadaado in ay kaalin ka qaataan hor-marinta Caafimaadka, waxbarashada, amniga iyo hirgalinta layrka cadceeda ku shaqeeya.

Warkung Waliba Nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here