Ergayga Cusub Qaramada Midoobey Ee Soomaliya Oo Baydhabo Soo gaartey

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda KGS Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Xogayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing iyo wafdi ay hoggaaminaysay.

Madaxweyne Laftagareen oo qaabilaada ay ku wehlinayeen Wasiiro, La-Taliyaal iyo Agaasimaha Madaxtooyada ayaa Ergeyga Cusub Qaramada Midoobay kala hadlay Arimo ay kamid ahayeen Xoojinta Hirgelinta Mashariicda Hormarineed,Isbadelka Cimilada iyo sidii wax looga qaban lahaa Abaaraha kusoo noq-noqday Deeganada Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba Nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here