Tababar ku Saabsan Tabinta Wararka Xuquuqda Caruurta Oo lagu qabtay Muqdisho

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xuquuqda Carruurta ee Heshiisyada Caalamiga ayaa ah ilaalinta Horumarinta iyo Hirgelinta Xuquuqda Carruurta ee u dhaqaaqista heshiisyada Caalamiga ah ee la soo jeediyay waxay dejiyaan yoolalka bartilmaameedyada iyo tilmaamayaasha iyada oo loo marayo ballanqaadyada muhiimka ah ee xuquuqda Carruurta.

Soomaaliya Waxay ka mid tahay Wadamada Carruurta ay ku yar tahay inay Helaan Xuquuqda ay laahaayeen sida Waxbarshada,Caafimaadka iyo kuwa Kale oo aas aasi u ah Barbaarinta Carruurta.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here