Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay ina ay ka shaqeeyaan Nadaafadda Deegaanka

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ilaalinta deegaanka waxaa Qeyb muhiim ah kaqaata Nadaafadda taas oo ubaahan in bulshada ay kawada qeyb qaataan ka hortaga waxyaabaha deegaanka unkeeni karo dhibaato caafimaad iyo dhaqaalo xumo soo foodaarto deegaanka iyo waxyaabaha ku xeeran.

Cumar Saalax Cabaadi oo ah khabiir ku xeel dheer arrimaha deegaanka iyo beeraha ayaa sheegay in jarista dhirta ay dhibaato ku tahay deegaanka

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here