Sare u kac balaaran oo ku yimid Qiimaha Qudaarta Cagaaran Ee Suuqyada Magaalada Muqdisho

0
215

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbadelka Cimilada ,Biyaha Wabiga, burburka wadooyinka iyo Dhiibaatooyin kala oo soo wajahay Baabuurleyda Keena Qudaarta ayaa u sabab noqotay inay sare u kac balaaran looga dareemo Suuqyada Qudaarta lagu iibiyo Magaalada Moqdisho Ee Caasimada dalka.

Qaar ka mid ah Ganacsatada iibisa waxay sheegeen in lima dhanaanta ay tahay mida ugu qiimaha badan, waxayna raaciyeen in aysan aheyn markii kowaad balse ay soo noq noqotay qiimaha kordha inay dhacdo sanad walba.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here