Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Oo Balan qaadey in uu ka shaqeyn doono Horumarinta Bulshada.

0
300

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mohamed Ibrahim Barre oo dhawaan loo magacaabay gudoomiyaha gobolka sh/hoose oo ka hadlaayay xaflad loogu qabtay magaalada muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay xaaladaha kala duwan ee xiligaani ka taagan G/ sh/ hoose.

Gudoomiye Maxamed Barre ayaa waxaa uu sameeyay balanqaadyo kala duwan oo ku aadan sidii wax looga qaban lahaa dadka xaaladaha bini”aadinmo ku dhax heysta gobolka Sh/ hoose iyo kuwa kala ee barkac ahaan ay u joogaan gobolada kala ee dalka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here