Arday baratay xirfado kala duwan ee farsamada Gacanta oo munaasabad loogu qabtay Berbera

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Berbera ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen 140 arday oo bartay xirfadaha kala duwan ee farsamada Gacanta sida Computerka, Dabka islamarkaana ka aflaxay dugsiga farsamada gacanta ee YUVENCO

waxaa ka qeyb galay munaasabada farxaan Maxamed Xassan isuduwaha wasaarada shaqa galinta arimaha bulshada iyo qoyska Somaliland mas’uuliyiinta magaalada Berbera iyo mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda YUVENCO iyo marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here