Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland Oo kormeerey Iskuul ay wax ku bartaan Carruurta agoonta ah.

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kormeerkan uu Wasiirka Waxbarashada Maamulka Jubaland ku tagey Iskuulada ay wax ku barteen Ardeyda Agoonta ah ee ku yaala Degmada Dhoobley ayaa ahaa kuwa ka muuqdey dayac balaaran maadama aan mudo Sodon sano aysan helin wax dayactir ah, Wasiirka ayaa sidoo kale qiimeyey heerka waxbarasho ee ka jirta Degmada Dhoobley.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here