Madaxweynaha KG Oo Daah-furey Dhismaha Gollaha Deegaanka Ee Degmada Buur-Hakaba.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad kooban Oo ka dhacdey Degmada Buur-Hakaba Ee Gobolka Baay ayaa Madaxweynaha Dowlada KG ku Daah-furey Dhismaha Gollaha Deeganka Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay, waxaana ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan Bulshada iyo Maamulka Degmadaasi.

Madaxweynaha KG Abdicasiis Hassan Mohamed Laftagareen oo la hadlayay Shacabka Degmada Buur-Hakaba ayaa u sheegey muhiimada ay leedahay dhismaha Golaha Degaanka isagoo ku booriyey in si Cadaalad ah ay u soo xushaan Xubnaha Ka mid noqonaya Golaha Deegaanka si Degmada u yeelato Maamul Ay Bulshada ay wada dhisteen islamarkaana la xisaabtami karaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here