Haween Ku Nool Baydhabo Oo Nolosha Reerkooda ku Maareeya Iibinta Hilibka Sagaarada.

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Haweenka dalkeena Soomaaliya ayaa ah kuwa kaalin mug leh ka qaatay ganacsiga oo ay la tartamaan ragga, taasoo keentay in xoogooda banaanka la yimadaan.

Dumarku maanta way ka duwan yihiin kuwii hore oo ay ahayeen guri joogtiyaal ,Goobaha ganacasiga ayaa waxaa ku arkeysaa kuwa ku firfircoon gancasiga ayadoon waxabo soo baranin.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here