Bulshada Deegaanka Olol oo Codsaday in laga gacan siiyo dhismaha madaraso lagu baranayo Cilmiga Diinig ah.

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Culimada iyo waxgaradka deegaanka Olol ee gobolka Galgaduud ayaa dhagax dhigay xarun lagu baran doonno cilmiga diiniga iyo maadigaba si wax loo baro dadka deegaanka madaama uu ku yaalo meel ka fog magalooyinka wa weyn.

Sidoo kole wax garadka deeganka ayaa bulshada ka soo jeeda deeganka Olol ugu baaqay in ay ka qayb qaatan dhibmaha madarasadan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here