Wasiirka Duulista Hawada Puntland Oo ka Warbixiyey Dayactir lagu Sameynayo Garoonka diyaaradaha Boosaaso.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dawladda Puntland ayaa wadda dadaalo ku aadan sidii dayactir loogu sameyn lahaa garoonka diyaaradaha ee degmada boosaaso si loo ilaaliyo bad qabka dadka ka duula garoonka iyo kuwa ka shaqeeya garoonka.

Uljeedka wasaaradda iyo hay’adda gacanta ku heysa garoonka ayaa ah sidii garoonka u heli lahaa dayactir iyo adeegyo dhameystiran ee helaan garoomada kale ee ka jira gobolada dalka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here