Shirka Wasiirada Maaliyada Dalka Oo Muqdisho Lagu soo gabagabeeyey.

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa la soo gebagabeeyay shir muddo 2 maalin ah uga socday magaalada Muqdisho, wasiirada maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir.

Shirkaan ayaa intii uu socday waxa lagu gorfeeyay arrimaha hannaanka Maaliyadda dalka, dakhliga gudaha, arrimaha Deyn Cafinta iyo qeybsiga Deeqaha Maaliyadeed ee Soomaaliya siiyo adduunku siiyo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here