Maamulka Gobolka Banaadir Oo Amar ka soo Saarey gowraca Xoolaha Udxiyadda

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu soo saray Awaamir la xiriirta Hey’addaha iyo shaqsiyaadka bixiya Udxiyadda in Magaalada dhexdeeda lagu gowracin Xoolaha.

Afayeenka Mamulka Gobolka Banadir Salad Xasan Cumar oo Saxafada la hadlay ayaa waxa oo Akhriyay Awaamirta asagoona sheegay in maamulka Banaadir isku raacay in la asteeyo Xoolaha goobaha lagu Gowraacayo asagoona raaciyay inay isoo diwaan qeliyaan Shaqsiyaadka iyo Hay’adaha u baahan inay bixiyaan Udxiyaada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here