Markas Carruurta lagu bari doono Qur’aanka Kariimka Oo laga hirgeliyay Guriceel.

0
158

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Guriceel ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah furayey markaska Al-Hidaaya litaxfiidul Qur’aan faraceeda magaalada guriceel islamrkaana wax lagu baridoono Caruurta ka yar 8 Sano.

Waxaa ka qeyb galay munaasabada furitaanka maamulka margaska Al-Hidaaya litaxfiidul Qur’aan culumaa’udiin walidiin iyo marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here