Madax ka socotey Jubaland iyo Hey’adda Sotma Oo Kormeerey Barakacayasha deegaanka Ceel Jaalle.

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaradda Gargaarka iyo mareynta Masiibooyinka Jubbaland, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jubbaland, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda barakacayasha Jubbaland ayaaa kormer ku tagay deegaanka Ceel Jaalle ee waqooyiga magaalada kismaayo.

Ujeedka kormeerkan ayaa ahaa u kuurgelidda xaaladda ay ku sugan yihiin dadka ay sida daran u saameysay abaartii ku dhufatay deegaanada Jubbaland, waxaana Masuuliyiintu ay dadka deegaanka ka xog-wareysteen dhibaatooyinkii ay kala soo kulmeen abaarta iyo baahiyaha ka jira deegaanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here